wadadii cadayd
cagta saartaye
ku caraabiyoo
cimrigii jiryoo
jiryoo jiryooo
caynaanka haay
haay haay hay hay
caqli toosanoow
cafimaad qabaa
nagu caymisee
cimrigii jiryoo
jiryoo jiryoo
caynaanka hay
haay haay hay hay
cududoo midoo
caanaha wadaad
waa caadilnimee

cimrigii jiryoo
jiryoo jiryoo
caynaanka hay
haay haay hay hay

kii ciil qabee
cidlo dooni rabay
ciidaha ha galee
cimrigii jiryoo
jiryoo jiryoo
caynaanka hay
haay haay hay hay

cadawgeena badan
aan cadaadinoo
cagta hoos dhignee
cimrigii jiryoo
jiryoo jiryoo
caynaanka hay
haay haay hay hay

Exit mobile version