VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hudo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Waayaha Cusub
Hudo

hudooy haybad badaneey
halbawlahaad ku taalaa
kuma huri karee
hanaan baad u dhalatoo
kaama hadhi karee
hoygii xalaashoon
ka helaa tahee ila hay
halaha dhamaantood
adaan kaa higsanayaa
adaan kugu haminayaa
hadh iyo habeenkii

hudooy xuural cayntii hablahaay
hudooy hoygaa aad ku dhalataa
marnaa aan hilmaami karin
boorama iyo harar iyo
hareeraha jabuutaay
huda ay ku dhalatooo
ala hooda badanaa
habla siii damar
aroskiina wuu hagaagee
socodka hagaagsan
hanaankeeda
hadalka hagaagsan
haybadeeda
hudo ay ku dhaaftay
hablaha dhamaan
hudooy hudoooy
halkaad ila tahay
la isku halayn karo
war la huboo weeyi
hudooy hudooy
haybad badaneey
amaantaad a hoo
hudooy hudoy

hablahaba dhamaantood
adaan kaa hiigsanayaa
adaan kugu haminayaa
hadh iyo habeenkii
huda hoodooy
hudo waxaa tahay
hablaha dhamaan
horyaalkoodaa
waana la hubaa
inaad tahay hormuud
hooda badanaa
dalmarkii helay
mar haduu hantay
haldhaadii dumar
wuu helay nolol
habsamida socodkana
yaad ku haysataan
llama hayo taa
hawsha gurigoo
loo hagar baxo
yaad ku haysataa
lama hayo taa
hashar iyo qurux
iyo hoodanimo
yaa ku haystaaa
lama hayoo taa
heeladeediyo
heesaha macaan
iyo habka furan
gabadh lagu habo
yaad ku haysataa
lama hayo taa
kuma huri karo
kaama hadhi karo
hadh iyo habeen
waan kula hayaa
hablahaba dhamaantood
adaan kaa higsanayaa
adaan kugu haminayaa
hadh iyo habeenkii

codkii Waayaha Cusub