ani booto heey uma baahni x2

talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2

ka joogaa diidee inaa ka xun tihiin waa mac quul idinka x2

war luuqa ka soo baxa
wada soo baxa war luuqa ka soo baxa wada soo baxa x2

wan ognahay mesha joogtiin
bootada iska daaya beentiin
shaki shaki iska dhaafa shaqeesta waryaa hooy beentina badatee

ani saasan rabaa saasaan rabaa maqabeesta lawaa mashaleeste lawaa aya ya ya ya

ani booto heey uma baahni x2

talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2

asi beentiis day haa arday maskaxda waan ka qasaa x2

sii ugalnayna day siin ugalnayna day x2

siin ugalnay ugalnay siin ugalnay ugalnay

heey midaa meqan farxaa
kadaa meeqaan farxaa x2

wan ognahay mesha joogtiin
bootada iska daaya beentiin
shaki shaki iska dhaafa shaqeesta waryaa hooy beentina badatee x2

tobanin kaa kii horaa kabatee
toban ninkaan kii shalay waye
toban nin kaan sanka maa katun taan warega heey

ani booto heey uma baahni x2

talabadaad qadid xasid baa badaba joogo x2

waakanaa wajac waa joogaa
wuu jiraa wax kasta waka qancee x2

Exit mobile version