fadumo majogto dahabo majogto fosiya majogto
ista majogto asiya majogto
asli majogto ayana majogto
xaawa majogto

difikaale wan waayay atomaane wan bashte
qalbigay adumba dagay
wehelaan ubaahday

kajiri kajiri ma aqaan balabaan kajiri ma aqaan kajiri kajiri ma aqan daris kaan kajiri ma aqaan mar walba uma baahni uma baahi marwalba uma baahni hee hee uma baahni

yartani dhudhuwana
hoo ani wax baan usheegay usheegay ani wax baan ushegay ushegay way diiday dee hee hee way diiday way diiday hee way diday way diday dee

dab rufiyaanka ka beeray wax kastana xasidka kubeeray
jacelkaga anaana ubaahan
jacelkaygana daryele soo boobsii waxa heesidna agtayda soo keente soo booti dhankay soo eegte saas waye
naa cebtana igadhaafe
dhamidayda adan ku doorte
wax walbana adan kusistee
jecelkayga adan ku siistee
riyadaada anaa rumeenaa

kajiri kajiri ma aqaan balabaan kajiri ma aqaan kajiri kajiri ma aqan daris kaan kajiri ma aqaan mar walba uma baahni uma baahi marwalba uma baahni hee hee uma baahni

yartani dhudhuwana
hoo ani wax baan usheegay usheegay ani wax baan ushegay ushegay way diiday dee hee hee way diiday way diiday hee way diday way diday dee

Exit mobile version