jaceylbaan kuu qabaaye
indhuh jaahaaga wacan
jaleecada kaama jeestaan
jal iyo bur mahubsnaayo
uurku kalgaceylku jiifaa
kujantaye ijama oo
ijama oo aan jaceyl wadaagnee
sidii ubixii janadii
jawharadii ii iftiintey
aduunyada ugu jeclaayee
jeenantii waan quudan waaye
jawaab baan kaa sugayaa

Exit mobile version