geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

dhinac u gal gees gees u gal
geesigan garabkiisa gal
geenyooy guurkiisa yeel
garabkiisa gal uuna uyeel
u dheeloo haansiga u dheel
u duug duug daalkiisa garo
dartiisa baro dabcadiisa baro
haduu rabo gabar kale u doon
geesi garabkii lama gooyee
guulaa garabkayga ahee
gaariyeey gabar kaa itaal

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

gabar geedaha yay ku dilin un
gaabsi ani ha iga baqan
keem xun ha iga sugan
garshaa la igu yaqaan
gobolkii aan ka imid
gaal dilaal la iiga yaqaan
gorgor boqor shimbireed
garasna geeda u adag

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

geed macaan
dumar waa geed macaan
anaa qirayoo
dumar waa geed macaan

Exit mobile version