Laba labuuf waryaa
Laba bilod waryaa
Laafyoode waryaa
Laab neeste waryaa
Afku xoogle waryaa
Dumar caaye waryaa
Caada qaate waryaa
Hhhhh waryaaa x2

Isha iyo sixirkaa
Shaqfir shurukada
Kaxiro shaqfir kuwa
Shida warka shaqfir
Dumar wad katagtee
Ragna madan gaarin
War talaale ceebna
Doone duul wareere
Dumar ladode cumar
Duunyo

Lefalkayga markad
Tagto wajigaga barar
Wan ku lugon waryaa
Wan ku dubeen warya
Jilbo dhigo warya kalay
Nuug warya hada nug
Waryaa hhhhhh

Laba labuuf waryaa
Laba bilod waryaa
Laafyoode waryaa
Laab neeste waryaa
Afku xoogle waryaa
Dumar caaye waryaa
Caada qaate waryaa
Hhhhh waryaaa x2

Soo maliig iimaliig
Sirta sirta iimaliig

Asteeyaha alifaha
Raabka magaca
Magaalka wiilka
Haya furaha magalka
Ee ku tiray ogaalka
Sahal manihin sixir
Nama karo garbahena
Wada xer ruufiyaan
Aan loo baqeen
Jaambo jet soo kor
Jawi qaado jaqafay
Kugu tahay jeeg qoro
Waxad doonto qaado
Jananka goobtaa
Jag kaadagi

Exit mobile version