VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Like saar - Lyrics

yarta dheeray dhuuban qalbigayga love saar wadnaha share ku dheh cod sigayga like saar x2 mankayga maan galin wali kama aan fikirin ina isdaynoo wakhtigu nakala dilo cidlaan ujiiftay jidiin baa udiiday joog dheeray aragaaga jamaal gabadh waaye jugta maqal keeda waa midan ku jeclaaday dulin dhaba what's name she was that the history of young man is rebited injuries the history of young man is rebited injuries yarta dheeray dhuuban qalbigayga love saar wadnaha share ku dheh cod sigayga like saar x3 anaa ku kol koolin garab kaaga waan istaagi dharaar kuma dhaafo dhaar baan ku maraye nolosha inta dhiman dhib kaagu kayga weeye dheeftaydu taada weeye x2 yarta dheeray dhuuban qalbigayga love saar wadnaha share ku dheh cod sigayga like saar dulin dhaba what's name she was that the history of young man is rebited injuries the history of young man is rebited injuries yarta dheeray dhuuban qalbigayga love saar wadnaha share ku dheh cod sigayga like saar x3
Queue is empty
-- / --