VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Like saar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Whizbi
Like saar

yarta dheeray dhuuban
qalbigayga love saar
wadnaha share ku dheh
cod sigayga like saar x2

mankayga maan galin
wali kama aan fikirin
ina isdaynoo wakhtigu
nakala dilo cidlaan ujiiftay
jidiin baa udiiday

joog dheeray aragaaga
jamaal gabadh waaye
jugta maqal keeda waa midan ku jeclaaday

dulin dhaba what's name
she was that the history of
young man is rebited injuries

the history of
young man is rebited injuries

yarta dheeray dhuuban
qalbigayga love saar
wadnaha share ku dheh
cod sigayga like saar x3

anaa ku kol koolin garab kaaga waan istaagi dharaar kuma dhaafo dhaar baan ku maraye nolosha inta dhiman dhib kaagu kayga weeye
dheeftaydu taada weeye x2

yarta dheeray dhuuban
qalbigayga love saar
wadnaha share ku dheh
cod sigayga like saar

dulin dhaba what's name
she was that the history of
young man is rebited injuries

the history of
young man is rebited injuries

yarta dheeray dhuuban
qalbigayga love saar
wadnaha share ku dheh
cod sigayga like saar x3

codkii Whizbi