VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma istiri - Lyrics

Jacayl ma ku haya ma is tiri Ana waan dareemay ma is tiri Cidlaad ku oysaa ma is tiri Ii sheegan weydee ma is tiri Ana waan dareemay ma is tiri Kariifaa koo koo kooma kiigaa koo koo Kariifaa koko korama kariigaa koo koo Kariifaa koo koo Jacayl ma ku haya ma is tiri Ana waan dareemay ma is tiri Waad joogi wayday ma is tiri Dulmiba maraysaa ma is tiri Cidna kuuma jeedo ma is tiri Yaalax dad weeyee ma is tiri Ina kala fogeeyay ma is tiri Kariifaa koo koo Deemooriikaa koo koo Kariifaa koo koo Anaa ki fada,ee ii koo ki fada,ee ii koo Anaa ku raba ee kaalay Ku raba ee kaalay Yemina ku beendha kuu jaa ku beendha kuu jaa Kaamooriikaa koo koo Kariifaa koo koo Jacayl ma ku haya ma is tiri Ana waan dareemay ma is tiri Cidlaad ku oysaa ma is tiri Ii sheegan weydee ma is tiri Ana waan dareemay ma is tiri Kariifaa koo koo Anaa ku raba ee kaalay Ku raba ee kaalay Kemina ku beendaa kuu jaa Ku beendaa kuu jaa Anaa kifada ee ii koo Kifada ee ii koo
Queue is empty
-- / --