VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ma istiri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Whizbi
Ma istiri

Jacayl ma ku haya ma is tiri
Ana waan dareemay ma is tiri
Cidlaad ku oysaa ma is tiri
Ii sheegan weydee ma is tiri
Ana waan dareemay ma is tiri
Kariifaa koo koo
kooma kiigaa koo koo
Kariifaa koko
korama kariigaa koo koo
Kariifaa koo koo

Jacayl ma ku haya ma is tiri
Ana waan dareemay ma is tiri
Waad joogi wayday ma is tiri
Dulmiba maraysaa ma is tiri
Cidna kuuma jeedo ma is tiri
Yaalax dad weeyee ma is tiri
Ina kala fogeeyay ma is tiri
Kariifaa koo koo
Deemooriikaa koo koo
Kariifaa koo koo
Anaa ki fada,ee ii koo
ki fada,ee ii koo
Anaa ku raba ee kaalay
Ku raba ee kaalay
Yemina ku beendha kuu jaa
ku beendha kuu jaa
Kaamooriikaa koo koo
Kariifaa koo koo

Jacayl ma ku haya ma is tiri
Ana waan dareemay ma is tiri
Cidlaad ku oysaa ma is tiri
Ii sheegan weydee ma is tiri
Ana waan dareemay ma is tiri
Kariifaa koo koo

Anaa ku raba ee kaalay
Ku raba ee kaalay
Kemina ku beendaa kuu jaa
Ku beendaa kuu jaa
Anaa kifada ee ii koo
Kifada ee ii koo

codkii Whizbi