VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mar horaan sameeyay - Lyrics

Mar horaan sameeyay Ani mar horan sameeyay X2 Haduul duul duulin Darbiga qabso hah Hadeg degin damiir Isku yeel hah Haku dheg dhigin Geedaha soo dhiib Mar horaan sameeyay Ani mar horan sameeyay X2 Hadaad bilowday boojaad Ku jirtaa madaxaaga hoos Lugahaaga kor See dareemee xagee Maroosaa gabdhuhu Waa jiliin raguna waa Digniin qaar kood Waa damiin Dalxiisku waa muhiim Go tell faadumiin Waa dareen What do you mean Batuulo key hooy Soo kadaloobso Wiilka cabitaanka Soo qobayso Meel aad gaarin Adaa laacay rag Kaa ween la lolamay Lixdan jir ismooday Haa waa saas Muusigayga dhegayso Marna daaro magacayga Ka fogow waa belaayo Hey generaal xogsade Libaax baad tahay Naag ah hoorsade Bool baro soo Marso shabsade Haduul duul duulin Darbiga qabso hah Hadeg degin damiir Isku yeel hah Haku dheg dhigin Geedaha soo dhiib Mar horaan sameyay Ani mar horan sameyay Hadaad bilowday Boojaad ku jirtaa Madaxaaga hoos Lugahaaga kor See dareemee Xagee maroosaa X2 Sheeko xume showraye Raga kashiixaaye Shakhsi to shakhsi Maniga Saaxiibkay nolosha Gaadh waa branki Oh god umadaadii Fasahaad Fashil bay doonayan Sawir bay jiidayaan Midbay ka ilmeenay- Aan kuway isdilayan Waxan furtay baraf Designer waxad Wadataa huudhay Dryn ah gurigiina Iska joog shuubaa Ku dhashee Rag baa haysta fankanka Mudo badan ku faa iday Weli aan ku fashilmin Fursad baan ku haystaa Inaan kugu feesteeyo Noloshaada fashilo Anaa kaa dhiganayo Eeyaroo carbisto Marna Aan canaanto cida aan Ku ceshto qorta uga Sura silis Ha duul duul duulin Darbiga qabso hah Ha deg degin damiir Isku yeel hah Haku dheg dhegin Geedaha soo dhiib Mar horaan sameeyay Ani mar horan sameeyay X2 Hadaad bilowday Boojaad ku jirtaa Madaxaaga hoos Lugahaaga kor See dareemee Xagee maroosaa
Queue is empty
-- / --