rajaan wada goobi leenoo
riyaan wada eegi lahayn
reer ban wada dhisi lahayn
raaliyaan kuu noqon lahaa
xaaji barafuun aahaaa
sidii roob subax da aayoo
xareeduna sayrinaayoo
dhirtuna sare kacaysoo
carfoonay iila dhigantahee
naftaydu way kusugiyoo
indhuhu way ilmaynoo
inay ku arkaan adigaa
rajaan wada goobi leenoo
riyaan wada eegi lahayn
reer ban wada dhisi lahayn
raaliyaan kuu noqon lahaa
xaaji barafuun aahaaa

xajiyow ixurmee
xabadka isaar iqiimee
oo ixushmee gabdaha
ani iisareysii xaajiyow
xaajiyeey xaajiyoow
ragana ani iisareysii
xaajiyeey xaajiyoow
rajaan wada goobi leenoo
riyaan wada eegi lahayn
reer ban wada dhisi lahayn
raaliyaan kuu noqon lahaa
xaaji barafuun aahaaa
rajaan wada goobi leenoo
riyaan wada eegi lahayn
reer ban wada dhisi lahayn
xaajigaagan noqon lahaa

Exit mobile version