xubigayga imigaan
xiiso gashee
xurmaysoo xadree
xubigayga imigaan
xiiso gashee
xurmaysoo xadree

jacaylkan dartiisaan
waan bukoodee
xiskaygii waad jiidatee
janaa jidkaaga ee
jiifka laylkii adaan
kugu toosaa
magacaaga ku qor
waa kuu qeeshaa

dhuubooy
dhalalaal badnayd
dhalo coke maa
lagaa suubey
dhuubooy
dhalalaal badnayd
dhalo coke maa
lagaa suubey

mid aan buurneyn
oon balaarnayn
dhex yar oo
caato ahayn
saas aan ahayn
waliba asturan xijaaban
waalidkeedana adeecsan
anigana wey i raacsan
waalidkedana adeecsan
anigana wey i raacsan

mid aan buurneyn
oon balaarnayn
dhex yar oo
caato ahayn
saas aan ahayn
waliba asturan xijaaban
waalidkeedana adeecsan
anigana wey i raacsan
waalidkedana adeecsan
anigana wey i raacsan

jacaylkan dartiisaan
waan bukoodee
xubigayga imigaan
xiiso gashee
xurmaysoo xadree
xubigayga imigaan
xiiso gashee
xurmaysoo xadree
xurmaysoo xadree
xurmaysoo xadree

Exit mobile version