VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhacdo - Lyrics

Dhacdo muruga reebtiyo Adoo dhaawac daran qaba Ilma kaa dhacaysoooo Dhabanadaada qoysoooooo Hurda aad dhankooshoo Dhuunigiiba gees maray Dhuunigiiba gees maray 2x Markii aan ku dheehdaba Dhibta kuuma eeganeeeee Waattaaan waattaan Dhinaca bidixiyo Dhanka uu wadnuhu Wadnuhu wadnuhu xigoooooo Dhabta aan ku saaree Ee ee Na dhexmaray Jacayl dhabee 2x Markii aaaad Dhoofka dibaddiyo Udhaqaaqdayee duni kaleee Dhaldhalaal adduunyiyo HaddaaD Raacday dhalanteed La dhigtaad mid kalee La dhamaysay sheekadaaa Ladhigtaad mid kalee mid kalee La dhammaysay sheekada 2x Weeeeey dhici dharaaruhu Nabsi uu ku dhabar jaroo Anna dhool gu' ii da'ooo Oon helo kii idhaqan lahaaa 2x Helo heloo heloo kii i dhaqan lahaaa 2x
Queue is empty
-- / --