VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhacdo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xaawo cabdi
Dhacdo

Dhacdo muruga reebtiyo
Adoo dhaawac daran qaba
Ilma kaa dhacaysoooo
Dhabanadaada qoysoooooo
Hurda aad dhankooshoo
Dhuunigiiba gees maray
Dhuunigiiba gees maray 2x

Markii aan ku dheehdaba
Dhibta kuuma eeganeeeee
Waattaaan waattaan
Dhinaca bidixiyo
Dhanka uu wadnuhu
Wadnuhu wadnuhu xigoooooo
Dhabta aan ku saaree
Ee ee Na dhexmaray
Jacayl dhabee 2x

Markii aaaad
Dhoofka dibaddiyo
Udhaqaaqdayee duni kaleee
Dhaldhalaal adduunyiyo
HaddaaD Raacday dhalanteed
La dhigtaad mid kalee
La dhamaysay sheekadaaa
Ladhigtaad mid kalee mid kalee
La dhammaysay sheekada 2x

Weeeeey dhici dharaaruhu
Nabsi uu ku dhabar jaroo
Anna dhool gu’ ii da’ooo
Oon helo kii idhaqan lahaaa 2x
Helo heloo
heloo kii i dhaqan lahaaa 2x

codkii Xaawo cabdi