Hadaad Raaxo doon tahay
Aan ka helin rafaadoo

Ra’yigayga maan galin
Inaan wada rayaaqnaa
Reeskiyo barwaaqada

Ra’yi oo dad uu leeyahay
Raad beena uu jirin
Rufiyaana hadalkood
Hada reer ma leedahay??

Rabigay ka yaaboo
Ha iraali galininee
Ruuxaaga iga qari

Raran aad ukul
Aan kareestay baa tahayee
maanka aan urooneenee

Exit mobile version