Heesta Waa jiraa Jacayl - Lyrics
Waa jiraa Jaceyl
Waa jiraa jaceylkuye
Jirka iyo lafaha buu, kaa jiirayaa
Jahadaad usoctoo, kaa jeediyaa...
Kii aan ujeelqabayooo
Awadaa ma jiifsan karee
Jiro iyo dhib, ha igalinee
Waxaan jirinaayaaa
Waa inaan, jees wada ahaanee
Jaahayga araga, markii aan jaleecoo
Jiriraca iqaadoo jirka idubaaxshee
Kii aan ujeelqabayooo
Awadaa ma jiifsan karee
Jiro iyo dhib, ha igalinee