VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waa jiraa Jacayl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xaawo cabdi
Waa jiraa Jacayl

Waa jiraa Jaceyl
Waa jiraa jaceylkuye
Jirka iyo lafaha buu, kaa jiirayaa
Jahadaad usoctoo, kaa jeediyaa…

Kii aan ujeelqabayooo
Awadaa ma jiifsan karee
Jiro iyo dhib, ha igalinee

Waxaan jirinaayaaa
Waa inaan, jees wada ahaanee
Jaahayga araga, markii aan jaleecoo
Jiriraca iqaadoo jirka idubaaxshee

Kii aan ujeelqabayooo
Awadaa ma jiifsan karee
Jiro iyo dhib, ha igalinee

codkii Xaawo cabdi