Bilaa dhalataye
Barigaan ani waa
Bogsoodaye bilaahi
Midii maanta baahiday
Gooye ilaahay isiiyee
Bishaaro ii waaye
Bishaaro ii waaye

Bilaa dhalataye
Barigaan ani waa
Bogsoodaye bilaahi
Midii maanta baahiday
Gooye ilaahay isiiyee
Bishaaro ii waaye
Bishaaro ii waaye

Boqorkii ragoow boode
Heedhayoo ila bood
Ila bood barwaaqo waaye
Barwaaqo waaye
Ila bood ila bood
Bariga bururtaaban
Kuu ehee bahashaa i saar
Hoo baala hoo baalimoobe

Boqorkii ragoow boode
Heedhayoo ila bood
Ila bood barwaaqo waaye
Barwaaqo waaye
Ila bood ila bood
Bariga bururtaaban
Kuu ehee bahashaa i saar
Hoo baala hoo baalimoobe

Burji adigaa lehee
Siiradan waan arkayee
Burji adigaa lehee
Siiradan waan arkayee
Hoosle iigu imaaw
Waan dheer bartankiisiyee
Hoosle iigu imaaw
Waan dheer bartankiisiyee

Bule iila cayaar iila cayaar
Aboowe bula iila cayaar
Isha baxarka biyaha bada
Alaam alaamta aroba

Bule iila cayaar iila cayaar
Aboowe bula iila cayaar
Isha baxarka biyaha bada
Alaam alaamta aroba

Batoorte midkiin uga baahde
Baarankiisiyi bidhaantii
Balantiisa maan ka baaqan karaa
Badalkaas ka yaal
Bariimo ii waaye bariimo ii waaye

Batoorte midkiin uga baahde
Baarankiisiyi bidhaantii
Balantiisa maan ka baaqan karaa
Badalkaas ka yaal
Bariimo ii waaye bariimo ii waaye

Beydkaa ina barxadiis
Baabuurka keenay
Bilaajo ii suuqa
Anba bahasheeda waaye
Bahasheeda waaye

Birta maan booliyaa
Balankay kaxee
Hoo baala hoo baalimoybey

Beydkaa ina barxadiis
Baabuurka keenay
Bilaajo ii suuqa
Anba bahasheeda waaye
Bahasheeda waaye
Bahasheeda waaye
Birta maan booliyaa
Balankay kaxee
Hoo baala hoo baalimoybey

Burji adigaa lehee
Siiradan waan arkayee
Burji adigaa lehee
Siiradan waan arkayee
Hoosle iigu imaaw
Waan dheer bartankiisiyee
Hoosle iigu imaaw
Waan dheer bartankiisiyee

Bule iila cayaar iila cayaar
Aboowe bula iila cayaar
Isha baxarka biyaha bada
Alaam alaamta aroba

Bule iila cayaar iila cayaar
Aboowe bula iila cayaar
Isha baxarka biyaha bada
Alaam alaamta aroba

Exit mobile version