VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaq - Lyrics

caashaqa tirtir baan lahaa kaboo ka karin tiree saw anigan ku tagayee calaalka sheekadiyo kaftanka lays dhaafsadaa ku filan noloshaan is idhiye sawnigan kumbadayee naftaydu waxaanay karin kolaba lama doonayee cishqigan igu sii kordhiyo keenadan luquntayda sudhan waa kadis aan daawo lahayn calol yow iyo kurbadu faa'ido ma keenayaane markaan kaligay tashaday go'aankii waxaan ka dhigay dookhaygu midkuu kabsaday kalsooni inaan idhaa kal iyo laaban rabaa kaligeed uun baan jeclahay kaska cad baan dooonayaa kaliyo kayd baan u ahayd kaligeed meel u yaal caashaqa intaan kor tagay sawnigan kiish wayn darsaday sawnigan ku gurayeey hasaaw kooban iyo sarbeeb kooban kaliyaa lahaa ka badan kuma dhaafi doonee sawkan ila tagayee naftaydu waxaanay karin kolaba lama doonayee cishqigan igu sii kordhiyo keenadan luquntayda sudhan waa kadis aan daawo layn caloolyawgiyo kurbadu faa'ido ma keenayaane markaan kaligay tashaday go,'ankii waxaan ka dhigay dookhaygi miduu kasbaday kalsooni inaan idhaa kal iyo laab baan rabaa kaligii uun baan jeclahay kaska cad baad doonaayaa kaliyo kayd baan isgu u ahay kayd meel u yaal
Queue is empty
-- / --