1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
caashaqa tirtir baan lahaa
kaboo ka karin tiree
saw anigan ku tagayee
calaalka sheekadiyo
kaftanka lays dhaafsadaa
ku filan noloshaan is idhiye
sawnigan kumbadayee
naftaydu waxaanay karin
kolaba lama doonayee
cishqigan igu sii kordhiyo
keenadan luquntayda sudhan
waa kadis aan daawo lahayn
calol yow iyo kurbadu
faa’ido ma keenayaane
markaan kaligay tashaday
go’aankii waxaan ka dhigay
dookhaygu midkuu kabsaday
kalsooni inaan idhaa
kal iyo laaban rabaa
kaligeed uun baan jeclahay
kaska cad baan dooonayaa
kaliyo kayd baan u ahayd
kaligeed meel u yaal
caashaqa intaan kor tagay
sawnigan kiish wayn darsaday
sawnigan ku gurayeey
hasaaw kooban iyo
sarbeeb kooban kaliyaa lahaa
ka badan kuma dhaafi doonee
sawkan ila tagayee
naftaydu waxaanay karin
kolaba lama doonayee
cishqigan igu sii kordhiyo
keenadan luquntayda sudhan
waa kadis aan daawo layn
caloolyawgiyo kurbadu
faa’ido ma keenayaane
markaan kaligay tashaday
go,’ankii waxaan ka dhigay
dookhaygi miduu kasbaday
kalsooni inaan idhaa
kal iyo laab baan rabaa
kaligii uun baan jeclahay
kaska cad baad doonaayaa
kaliyo kayd baan isgu u ahay
kayd meel u yaal