Ixtiraam gobaadiyo wanaag
Baan isku ogaynee
Eed gashayeee
Waxa kuugu wacan
Waa af kala qaaad

Indhahaagoo shanaadaa
Kaa iskay baraayee
Naf laguugu aaminay
Adaa saaray oogadee
Adigaa axdiga qaadayoo
Waan adkeeyni yiriyee
Si un iigal aadmiga adaan
Kaaga soo go’ayeee

Sidaad ii gashaan
Weli ogooon
Uurka ku hayaayee
Afar gooysmo
Waxaa iiga daran
Aabigii dhacayee

Indhahaagoo shanaadaa
Kaa iskay baraayee
Naf laguugu aaminay
Adaa saaray oogadee
Adigaa axdiga qaadayoo
Waan adkeeyni yiriyee
Si un iigal aadmiga adaan
Kaaga soo go’ayeee

Maxaan aamusnaadaa
Wadnahaad iiga taallaayee
Qalbigaygan eegtaa
Aduu sida maqaar baase

Indhahaagoo shanaadaa
Kaa iskay baraayee
Naf laguugu aaminay
Adaa saaray oogadee
Adigaa axdiga qaadayoo
Waan adkeeyni yiriyee
Si un iigal aadmiga adaan
Kaaga soo go’ayeee

Qofka biyo agyaallaan
Haddana oomman baan ahayee
Iddishayee hadmuu Imaan
Nabsaad uruursataa weynee

Indhahaagoo shanaadaa
Kaa iskay baraayee
Naf laguugu aaminay
Adaa saaray oogadee
Adigaa axdiga qaadayoo
Waan adkeeyni yiriyee
Si un iigal aadmiga adaan
Kaaga soo go’ayeee

Exit mobile version