dalmar arigtaadii
jaceyl iga daaweynbaa
igu soo dagoo
dusha laya saaroo
dadka hurdabaan
ku doon doonayaa
dawadaydii noqotee
damqashada qalbiga
waxaa iiga sii daran
jidhkan dubaaxshee
oo dalbeeray kalgacalkuye
soo durug ubaxana hoo
adaa kuu diyaarshee
kaan anigu doortayoow
waxba kuma diidani
doqon yuna layaablee
in jaceylkuna wax dara yahy
daahna igama saarnee
hayeshee dabeeyaa
warmuu oigu daa
ha oodan la daris la oqon
waxaan daysto waligey
waxan dabooli karo
uuka darajo weynyahay
hadagdagi ha dayoobin
axdigun aan buuraha
dulsaarno ubaxa ee

Exit mobile version