VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladane - Lyrics

ladanoow lubigu kugu laalanaa sida leebka iyo loon qaansoo kulamaansanbaa igu ladhan tehee laab xuushan iyo mahaa naf jacalku dagay isladaabiyoo aan ladee hurdad caashaqa lankuyo lahanshda kadawr laxawgii kalgacal soolaa kaclee waxaan laba lagdoo nafta layliyaba ladi waayayoo igalibinhelyee la aantaa anigu ma kadnaan karee hayloodin cadaw aanladee hurdad
Queue is empty
-- / --