VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ladane mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xaliimo Sacdiya
Ladane

ladanoow lubigu kugu laalanaa
sida leebka iyo loon qaansoo kulamaansanbaa igu ladhan tehee
laab xuushan iyo mahaa naf jacalku dagay
isladaabiyoo aan ladee hurdad caashaqa lankuyo lahanshda kadawr
laxawgii kalgacal soolaa kaclee
waxaan laba lagdoo nafta layliyaba ladi waayayoo igalibinhelyee
la aantaa anigu ma kadnaan karee hayloodin cadaw aanladee hurdad

codkii Xaliimo Sacdiya