jirada caashaqe i haysaan
wiilyoow la jiifsan waayee
adaan kuu jeelanee
dartaa uga go,ay jidiinkee
inamada jigjiga
jaleecadii togdheer
jawi ceeri gaabiyo
kuwa jooga boorama
adaan kaa jeclaadoo
qalbigaa wiil yoow kula jire
jirada caashaqee ihaysana
jaliil mooyee aadmigu
miyuu iga jari karaa
jawabtu waa mayee
jilecii aadminimo
jacaylka ku qaad wiilyow
adaan jawaab kaa sugaa

jirada caashaqee i haysaa
dartaa weeye jibaadkuye
adaan ragba kaa jeclaadoo
nataydu aday ku jamatee
inamada jaarkiyo
haday tahay jabuutiyo
xamaroon la jaarnahay
hargaysoon dhex joogniyo
adaan kaa jeclaadoo
qalbigaa wilyoow kula jiree
jirada caashaqee i haysana
jalil mooyee aaadmigu
miyuu wiilyoow iga jari kara
jawaabtu waa mayee
jileecii aadminimo
jaaylka ku qaado wiilyoow
adaan wiilyoow jawaab ka sugaa

Exit mobile version