jacaylkan i wiiqaybaa waxyeelada ii dabroo
qalbiga weedhaha u daran marnaba kama
waayo oo dhibtuu i waraabiyaan wanaag u
qabaa intaa hadana kama weecan karoo
dadku igu wiirsadaa isagu igu waynyehee
ayaa iga waaniyoo wadnaha ka tirtira cishqiga
walow caashaqu i helaye wareer iyo dhib yahay
anoo waji gabax qabuu hadana igu wayraxee
warmuhuu igu tuuraybaa wareemay halbawlahoo
kolnaba kama waayo iine

Exit mobile version