anoo baryo kuu nuglaa
bogaaga anoo hadhsada
halkaad i baxnaaninlayd
adaa boqolaal kun jeer
caashaqa beenbeensadoo
jacaylkii adaa bahdilay

aduu axdigii bilnaa
baliyo jaan kuu noqdee
hadaad bilad waa lahayd
hadeer badal baad tahoo
sibaad u bildhaan xuntaye
biriiga halkaa ku qabo

balaa igu kaa dirtoo
malaha waad baabantaye
badaada anaa galee
anaa boqol jeer ku lee
hadaad boqon goo lahayd
bilaahi caleek i daa

Exit mobile version