hadaan beryo ku nuglaa
bastay adi kuu ahaa
dartaa u barooran jiray
buugagii waan xidhoo
dhankaaga busyban ka ahay

intaa baraha bulshada
umadu is baridaa
halkaad adi ku lahayd
blockban kaga xidhan
ku biiri intaan necbahay
een black listiga ku daray

siduu beerkaygu rabay
anoo kuso bandhigay
adaa been igu haboo
jacaylkeeni baal maro
bye bye ku idhi

intaa baraha bulshada
umadu is baridaa
halkaad adi ku lahayd
blockban kaga xidhan
ku biiri intaan necbahay
een black listiga ku daray

Exit mobile version