ha il daynin jacaylka
haaf dooran dookhena
ha u faynin garashada
ha ilaawin axdigeena

ku udhsanow wanaaga
ku astee dareen dhaba
asal uga dhig adeebta
aan istareexno aayaha

naftan aawada ha daalan
in dhawyd ku ildaran
adiga dawayn karaaye
ka ilaali hadimo
iyo ciil ka ilaali

ha aftiimo jacaylka
ha adkaado dayrkisu
ha u daaqo iftiinko
ha idlaado doogiisa

ku urursanow xaqiiqada
ku amaan afkaado
hubna uga dhig nacabka
aan ka noqde eedaha

naftan aawada ha daalan
in dhawyd ku ildaran
adiga dawayn karaaye
ka ilaali hadimiyo
ciil ka ilaali

Exit mobile version