Hadaan gucashooy ku dhigi waayo
Guyaal rajadaan sugaayay
hadaan kaa gaabsan waayo

Intaan kaligay garumo
Hadaan aqaraar ka gaarin
Naftayda , naftaydana Go’aan uyeelin

Hadaanan ka goynin qalbiga
Jacaylkii xamar ku galay

Hadaan galinyoo ku jari waayo
Gohaadkii aan qabay
Hadaan kaa guurin waayo

Dooqii shalay ii gafoo
Hadaan kaa  gaabsan waayo
Hadaad kaan gaabsan waayo
Anaa garanaynin dantayda

Hadaanan ka goynin qalbiga
Jacaylkii xamar ku galay

Exit mobile version