sidaad ii ogaydbaan
adiga mooyee
ragba ilaaway
sidaad ii ogydban
ubax la moodyoow
kuu amaanaa
sidaad ogaydbaan
axdigeenii u adkeeyaa

miyaad ogayd
miyaad ilowday

inaad jacayl igu abuurtay
uurkaygana ku beerantay
maba ilaawee

sidaad ii ogaydbuu
afku hadalkii iiga xadayaa
sidaad ii ogaybaan
erayadaadi ugu heesaa
sidaad ii ogaydbaan
adiga awgaa aan u ooyaa

Exit mobile version