VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Been ha dhisin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xamdi bilan
Been ha dhisin

Dhaaxaan adigoo i dhaafsan
Hadana dadka kaa dhawaystay
Adoo tagay oo dhaqaaqay
Dhaaxaan samir weheshanaayoo
2x

Ku dhawray anigu ku dhawray
Adiga dadka kaa dhawaystay
Intaan kugu dhigay bogayga
Kuu dhiiboo naftoo ku siiyay
2x

Haduu axdigii dhexdeenu
Dhankaaga ka liicay maanta
Qalbigan dhaawacan ku diiday
Anoo tii hore la dhuuban
Mar kale been ha i dhansiinin
2x

Ala been been
Mar kale been been
Ha i dhansiinin
2x

Xiskaaga intaan tabcaayay
Hadaad dabin ii dhigaysay
Anoo kugu dhaadanaaya
Hadaad samo dhaadi wayday
Waar hadaad samo dhaadi wayday
2x

Ku dhiibshay anigu
Ku dhiibshay
Kaskayga markaad dhaliishay
Inaadan caruurta dhaamin
Ayuu dhaqankaagu sheegay
2x

Haduu axdigii dhexdeenu
Dhankaaga ka liicay maanta
Qalbigan dhaawacan ku diiday
Anoo tii hore la dhuuban
Mar kale been ha i dhansiinin
2x

Ala been been
Mar kale been been
Ha i dhansiinin
2x

codkii Xamdi bilan