dhamaan waxaan soo guntoo guhaad iyo
aan dhib maray hadaan geedkii jacayl
guntiisii midho ka guray
guul iyo waa lama filaan guul iyo
waa igu xasuus gocasho waa
magac xumee hadaan gaarnimo
ka baxay

guulow rabiyoow alloow oo go aanka
midkii lehoo oo samaha igu garab galo
oo libinta ii gacan galshoo
adaan kaa hoos galee godkii hore
ha igu celin

adkaar waxaan soo gudboon gulguul
iyo aan dhibtoodoo hadaan gogoshii
cishqiga gudoon farxad aan u dhigay
gob iyo waa lama dagaan nolosha
aan lagula garan gob nimo waa wada
jirkee hadaan garabkaygii helay

Exit mobile version