naftii naftii hilow joogi wayday
ee wax badan hibashada la taahday
markii markii isba hayni wayday
naftii iyadoo anqaaran anqaaran
hamuuntu hamuuntu agtaada keentay

naftii isku kaa hibaysay
wixii aydaaro wixii gaaray
taariikhdu hadaya qorayso
araabay noqon xasuustu
taariikhdu hadaya qorayso
araabay noqon xasuustu

halkaad idhigtaan ogaaye
maxad iga haybin maanta
hortayda maxaa ku keenay
hadeer manaa ubaahan
farxada adaa lasoo habsaamay
hadeer manaa ubaahan

naftii naftii helay caashaqaagu
ee wax badan hada kuu nuglaatay
markii markii hiilkaadii waayay
naftii iyadoo hungowday
huqadaada huqadaada
ka jiifan weyday

naftii isku kaa hibaysay
wixii antaaqo wixii gaaray
taariikhdu hadaya qorayso
araabay noqon xasuustu
taariikhdu hadaya qorayso
araabay noqon xasuustu

Exit mobile version