Jacayl keenaa jacayla
Jinkiyo insiguba ku farax
Insigiyo jinkuba ku farax
Ubaxaa ubaxaa ubaxaa
Sacab jiibinaaya x2

Jawina jawigeena weeye
Dareen jira waa midkeena
Jirkaaga hadaan nus ahay
Jeex iga mida baa tahee
X2

Wakhtigu wuu inala jiraa
Nasiib keenaa jawabay
Waxan jiil hore samaynin
Inagaa jaaniskaa helnaye
Wadnaha ma isku yara
Jarnaa xabibi ma iskusoo
Jarnaa x2

Jamaalkiyo haybadaada
Ayaan laga jeed sanayn
Jaahaa jaahaa jaahaguna
Waa mid yaab leh x2

Xusuustuna waa mid
Joogta ah waxaa jira
Xiisaheena xubigeena
La joojinaynin joogsan–
Aynin jir keenaa isku
Talaalan x2

Wakhtigu wuu inala jiraa
Nasiib keenaa jawabay
Waxan jiil hore samaynin
Inagaa jaaniskaa helnaye
Wadnaha ma isku yara
Jarnaa xabibi ma iskusoo
Jarnaa x2

Exit mobile version