Hadii dahab iyo xariir
Docdayda lasoo tuboo
Walee kama doorsadee
X2

Raga doorkiyow qalbi doojiyow Maanka
Diiriyow
X2

Idaryeele kal daweeye
Nafta deqe nur Udaarow
Nuur udaare doqaygiyow
X2

Hadii laydiloo aawada
Ama laydagoo dartaa
Walee kama sii durkee
X2

Kaan ku doogsadow
Diric geesiyow
Daalka kii tiroow
X2

Idaryeele kal daweeye
Nafta deqe nur Udaarow
Nuur udaare doqaygiyow
X2

Exit mobile version