hawlahaagii habeenadan huqdoodaan la taahaa
hurgumadii jacaylkoo haleelayoo heegada isaare
halbawlaha wadnaha iyo halistii wareentee
ma ii hiilinaysaa ma ii hagar baxaysaa
ma ila hubin karaysaa waan kuu hanwaynohoo
waan kugu hamiyayaa
kaan gayaankiyo ragoo idil waa hore ka doortoo
goortaan heshiinaye hawraartiyo haasawaha dhamayne
hagar daamo iyo ciil ana yaan la hoyanine

Exit mobile version