hadhaw iyo hadii
habeeniyo dharaar
waan ku haybiyaa
kaama hadhi karee
halistii kalgacal
hiil inaad u tahay
anigaa hubee
ha moogan qalbigan
hadalkaaga iyo
haybadaada jecel
hadal aa n maqliyo
hindisuhu ahaa
hilaw halgaad ila heloo
la habawsanee
holac haygu shidin
hanfi iyo kulayl
hooy aan dagniyo
kaalay haar nagee
been Kuma hadlaayee

Exit mobile version