xiiso aan dhamaanyan
xasuus lama ilaawaan
xurmo aan go,ayn abid
xaq baad igu leedahay
xasila jacaylkay
xakamaha usii daa
xaalxaali waligaa
xubigii I saanyaday
xiligaynu kulaniyo
xurguftii dhexdeenana
xalayy dhalay kazoo qaad

xabiibkaa rumaadiyo
xigto kaad wadaagtaan
xushmad baan u hayaa
xaqdhawr baan ka sugaya
adiguna xaqiiqdii
xidhma ubaxa iga hoo
xanta dumarku waa been
xal uu ba jacayl noqon
xiligaynu kulaniyo
xurguftii dhexdeenana
xalayy dhalay kazoo qaad

Exit mobile version