tamatidii jacaylkaa itaabtoo wadanaha tagay
wuu igu talaalmoo iturqayaa naftaydee

tiiraan yadiisana hadba waxan latoosaa
nabar iga tan way iyo taabtay halisteeye

tashi ugu badnaa kow dhe
hadii aadan iitudhin laba dheh
tabtii layla iyo qays taydu
kama sokaysee
haiga taginee muunay
macaan adigu iitali

turxaantii jacaylkaa lagu tiray naftaydoo
siduu iigu taagsaday ma tiulmaami karayee

tooyashada hankayguna hadba wuxuu kutaamaa
oo tiiqso leeyayhay inaan talo wadaagnee

Exit mobile version