VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

barwaaqiyo jacayl ubad lagu badhaadho guri barkhadle aroos maad beegsatiin bilan haka bixin balankii bilan bilan ha barbaare wacadkii balantii oofi bilan bilan barigaan is baranaaa bilan bilan beerka lay dhex qaadee bilan bilan boga ii salaaxoo bilan bilan bartaan joogo kaalay bilan bilan bu,dii dhaayahaygaay bilan bilan balantii aaway bilan bilan barwaaqiyo jacayl ubad lagu badhaadho guri barkhad leh aroos maa beegsatiin bilan bilan bushaaradii naftaydaay bilan bilan bartii aad ku badataan bilan bilan hadba baal ka marayee bilan bilan basan baaskii caashaqa bilan bilan yartii igu beertaay bilan bilan baadidoonkii dumarkaa bilan bilan yartaan uga baaqdee bilan bilan boogihii jacaylka bilan adigaa bogsiin karayee bilan bilan barwaaqiyo jacayl ubad lagu badhaadhoo guri barkhad leh aroos maa beegsatiin bilan haka bixin balankii bilan bilan ha barbaaro wacadkii bilan bilan balantii oofi bilan bilan barigaan is baranaa bilan bilan beerka lay dhexqaadee bilan bilna boga ii salaaxoo bilan bilan bartaan joogo kaalay bilan bilan bu,dii dhaayahaygay bilan bilan balantii aaway bilan bilan
Queue is empty
-- / --