VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Bilan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xariir axmed
Bilan

barwaaqiyo jacayl
ubad lagu badhaadho
guri barkhadle
aroos maad beegsatiin
bilan haka bixin balankii
bilan bilan
ha barbaare wacadkii
balantii oofi bilan bilan
barigaan is baranaaa
bilan bilan
beerka lay dhex qaadee
bilan bilan
boga ii salaaxoo bilan bilan
bartaan joogo kaalay
bilan bilan
bu,dii dhaayahaygaay
bilan bilan
balantii aaway bilan bilan

barwaaqiyo jacayl
ubad lagu badhaadho
guri barkhad leh
aroos maa beegsatiin
bilan bilan
bushaaradii naftaydaay
bilan bilan
bartii aad ku badataan
bilan bilan
hadba baal ka marayee
bilan bilan
basan baaskii caashaqa
bilan bilan
yartii igu beertaay
bilan bilan
baadidoonkii dumarkaa
bilan bilan
yartaan uga baaqdee
bilan bilan
boogihii jacaylka bilan
adigaa bogsiin karayee
bilan bilan

barwaaqiyo jacayl
ubad lagu badhaadhoo
guri barkhad leh
aroos maa beegsatiin
bilan haka bixin balankii
bilan bilan
ha barbaaro wacadkii
bilan bilan
balantii oofi bilan bilan
barigaan is baranaa
bilan bilan
beerka lay dhexqaadee
bilan bilna
boga ii salaaxoo
bilan bilan
bartaan joogo kaalay
bilan bilan
bu,dii dhaayahaygay
bilan bilan
balantii aaway
bilan bilan

codkii Xariir axmed