Inta dumar wanaagiyo
Dadnimo iyo asluubiyo
Dabci lagu amaanaa
Darajada wax dheertahoo
Waxaa tahay gof daahir ah

Haddii ubaxa deereed
Aadmigu ku doogsado
Adna qurux la daawado
Dawana dhaxjoogtaa
Darmaanyahay usidataa

Xuuralcayntii dunidaay
Bildhaantaada nuurka
Rabbi kugu sii daray
Dulqaad iyo karaamo
Deeqaay Deeqaay
Marwaa tahay deeqaay

Inta gabar la doortee
Ama ? aadmiga
Runtii lama simantidee
??
Waxaa tahay gob daahir ah

Haddi gaari lagu dado
Dadab lala yagleeliyo
Dabci ‘?’?
Deeqaa hablaha jiro
Adaa doorkan ugu mudan

Xuuralcayntii dunidaay
Bildhaantaada nuurka
Rabbo kugu sii daray
Dulqaad iyo karaamo
Deeqaay Deeqaay
Marwaa tahay deeqaay

Exit mobile version