naftan dhibaysan dheelmo taan ku dilay
aday ku dhawrtaa kugu dhaadataa

dhooleey daraadaa dumarkaba dhamaan
dhabtii diidayon ka dheeraaday awgaa

adiguna dhigaygaad dhawaaqeygii
lafta dhabarkee dhuuxa ka cadaa
soo dhagaysoo dhooleey soo raac

qalbi dhaawacoo jacayl dhibaybaa
wehel kaa dhigtoo dhayid kaa rabee

dhayman quruxeey dhuumaha wadnaha
adigaa dhuftoo macaaneey dhaxlee

Exit mobile version