fadxiyaa dhigaa
kuma dhararsinadii
dhal gobeeday hablahad
dheertahay dadnimo
gaari dhalashada
dhaqmad loo xushaay
dhedigaba adigaa
ugu mudan dhamaan
qurux dheehashada
lagu dhaygaguu
rabi kuu dhashoo
fadxa dhawrsaneey
waxaa tahay dhamays

fadxa dhiiraneey
nasab loo dhintay
dhiig loo huraay
dhaqan wacnidaa
dhugmo garashada
lagu dhaabay samir
tii dhaxashayeey
dheelitiranidaa
qurux dheehashada
lagu dhaygaguu
rabi kuu dhashoo
fadxa dhawrsaneey
waxaa tahay dhamays

Exit mobile version