baalalayda dushaay
hadaad bari guntii aado
qalbi dhaya qofbaaa kuu
bukoo baahi kuu qabo dhe
indho kuu buseelaa dartaa
baaqan soo diray dhe
bogan wayday ruuxdani hurdada
bil iyo dheeraad dhe
bogiyo halbowlaha wadanah
badiba jidhkayguu
kuu basaasay dhaayuhuu
boqolkunoo guur dhee
sidaan adi kuu soo bartee
kuugu bogiyo waayoo
waa ila bilaash waxa
hablaha joogaa
baladkeenii huunooy
labadii is boqree jaceyl
beera xididkiisaa
calafbaa jiriyo waxkalaa
oo bidh bidhyaba
cadowgaagu uu badan
yahee beerka ka ogow dhe

adaa bad iyo webi dhexdood
laago kala baydhaaa
bari iyo banan iyo
buuro iyo kaymoo
kaa baadhayaayo
naftani biimo socoto dhe
baro aad kamaqan tahay
farxadi uma soo bixin dhe
noloshiina way baaban tahay
boqolkunoo guur dhe
boskaagiiba ruux
buuxin karahayn dhe
la aantaa badh baan ahay
way ila joogtaa dhe
adigana badhkaa iga maqan
baafiyaan tahay dhe
hadii laysku keen beegi laha
dunida buugeeda
farxad buruura dhaayaha
ilamda badiba soo
dhaafi lahaa arligaa
barwqoobi lahaa
doog bixin lahaa
bashar yahow ay tixdani
ay kusoo gaadho
iga qaad block tii walaal
baylabaan ahay dhee

Exit mobile version