sidii ubax biyo
ka dhex baxaybaad
ikran bogataay
bildhaan quruxdee
baarcadii haween
bogayga waa dagtee
buunigii ragoow
xalaal al bismilaahi
bishaaro aroos
bilkhayr ku darnee
bagaad noloshii
baydkeedaa dagteen
ikraan bilaney
hebelkaad bogatee
cabdaa ku boqre
hoy aad ku badhaadho
awlaad barakaysan
boqorku idin sii

barwaaqada guur
labada beegsaday
ee kuu boohoobay
baxnaano helee
ikraan waa baari
way sharaf badantahee
bidhaan nolol aaamiin
bagaad u noqotee
bishaaro aroos
bilkhayr ku darnee
bagaad noloshii
baydkeedaa dagteen
ikraan bilaney
hebelkaad bogatee
cabdaa ku boqre
hoy aad ku badhaadho
awlaad barakaysan
boqorku idin sii

Exit mobile version