VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan - Lyrics

ikraan waa qurux dumaroo xuuriyo dahareey farac kuledahee noolaha aduunkaa waa nooc lagadhe hayeey hadaa kuwad amaanta hoo inta badan hufnaan badan haldhaa qurux la hooshaarta ama geenyo heenaadka dumar muudkoodaa ama gaari hoodaale guule asluub u hilaabay ama haybad dheerlee armaanle la heemaarshay aduunbaad hablaha kaa calmaday haankastoy tahay gobonimo hab dhaqan le dhigaa kaga horeysaay nin han yari adoo kale ikraan kuma haweysteene amintaan ku helay baan hadhsadey hoygii caashaqee hoo jaceylka ila haadiyo qabo hareertaadaa haniyaha quluubtiyo hilabta iyo maanka halkan iyo habeenkaan dhashiyo yoomkan hana qaaday kuma arag hawen dumar midaan ku garab dhigo hayal sami wayniyo dadnimo hido arooraysa ayuumbuu had iyo jeer qalbigu kuu haweystaaye ayuumbuu had iyo jeer qalbigu kuu haweystaaye
Queue is empty
-- / --